Cumar Xasan Al-Bashiir oo la dhigay qeybta ICU ee Isbitaalka Khartuum

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan, Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa la soo weriyey in maanta loo gudbiyey Isbitaalka, gaar ahaan Qeybta Daryeelka Khaaska ee Intensive Care Unit (ICU), kadib, markii la sheegay inuu ku jiro Xaallad Khatar ah. Warbaahinta dalka Sudan waxay soo tebiyeen in Madaxweynihii hore laga qaaday Xabsigii uu ku xirnaa,  loona gudbiyey … Continue reading Cumar Xasan Al-Bashiir oo la dhigay qeybta ICU ee Isbitaalka Khartuum